Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa maanta duhurnimadii ka dhacay degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir kaasoo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu yimid markii bam gacmeed lagu weeraray mooto bajaaj mareysay agagaarka Ex-shineemo Cabdi Waayeel oo ku dhow isgoyska SOS. Bamka ayaa loo malaynayaa in lala beegsanayey askar ka tirsan dowlada oo … Continue reading Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya